Madaxweyne Farmaajo oo amar ka soo saaray jidadka xiran ee Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku amray Hay’adaha Amniga inay u furaan Wadooyinka xiran oo ay saacadihii la soo dhaafay dhibaatooyinka ku qabeen. Qoraal uu madaxweynuhu soo dhigay Bartiisa twitter-ka ayuu ku sheegay in amni buuxa lagu heli karo Wadashaqeyn dhexmarta Shacabka iyo Ciidamada sidaas dareedeedna hay’adaha Amniga ay Shacabka wadooyinka u furaan. … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo amar ka soo saaray jidadka xiran ee Magaalada Muqdisho